DEG-DEG Jama Gallad oo ka Hadlay Safarka Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka. ss technology

by adminHanoiHalongTour



SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on YouTube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018. : Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on YouTube. : Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs and entertainments. : We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent. : Tel: +254 722201838 Email: sstvsomali@gmail.com Our Youtube channel: Facebook: Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services. Mr. Noor Mohamed Abdi

Images related to the topic ss technology

DEG-DEG Jama Gallad oo ka Hadlay Safarka Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka.

DEG-DEG Jama Gallad oo ka Hadlay Safarka Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka.

Search related to the topic DEG-DEG Jama Gallad oo ka Hadlay Safarka Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka.

#DEGDEG #Jama #Gallad #Hadlay #Safarka #Taariikhiga #Madaxweynaha #Somaliland #Maraykanka
DEG-DEG Jama Gallad oo ka Hadlay Safarka Taariikhiga ah ee Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka.
ss technology
आप यहां बहुत सारी उपयोगी जानकारी देख सकते हैं।: यहाँ और देखें
आप यहां बहुत सारी उपयोगी जानकारी देख सकते हैं।: यहाँ और देखें

You may also like

19 comments

Saynab Abdi 15/03/2022 - 5:07 Chiều

JAAMAC GALAD IYO GURUUBKIISU WAXAY AHAAN JIREEN DAD DHEXDHEXAAD AH LAAKIIN MAANTA WAXAY U XAGLINAYAAN SIDII KUWII NECBAA SLAND IDINKU OGOAADEEN AHAAN MIYAANAD ARKAYN KILILKA INTA AAD DHEEF KU HAYSATAAN XATAA WAXAAD U BIXISEEN OGAADEENIYA

Reply
Baado Dhugad 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Muhiimku waa Tawxiidka

Reply
Mohamed Ibraahin 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Waa ninkii shalay laha tigrey baa adis Ababa qabsanaya kkk markaa waa nin Ethiopians sheeganaye marka nin dalki sii kala garan wayey muxuu dad kale ka shegayya

Reply
Mohamed Ibraahin 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Jamac galad wariye maha meel uu wax ku soo barteyna ma jirto waa somali hadalkii dhinac ay wax ka socdaba nin fahan San maha

Reply
Mohamed Ibraahin 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Awalba ogadeen qacli muu lahayn

Reply
M Y 15/03/2022 - 5:07 Chiều

#Jaamacow kililka shanaad wasiirada ogaden baa u badan markaa jaamacow sland na isaaq baa uga badan markaa waa majority rule markaa jaamacow siyaasada aduunka ayaa saa u shaqeeysa kililka shanaad cid ka qaaylisaa.majirto anagaba kililka shanaad hal wasiir baan ku leenahay mana qaaylino

Reply
Abdigobe Gmail. Com 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Waxad sugtan waa dagalka Ukraine lagu qaaday lee

Reply
J 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Beelahaa.daraf yadaa.
Sland raysal.baarlamankaa.
Iyo.madax weyne.kuu xiigen.kuu. waa ayo
Adiguu.kilil five 5 kaa
Waran

Reply
Nuura Mahamd 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Doqon ogaadeena hanagu mash quulin adigu gumaysiga kabax

Reply
Ahmed Garodhi 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Been baad shektey Somaliland qolo kastaah waa kujirta qabiladdodan waa kujiraan dowlada nacebkaad qabtaan baad manta mujiseey jamacow

Reply
Ahmed Garodhi 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Agonsi taan beey uimaantonta, dowlaad beey aheed hatana lasonoqoteey Gobonimo ddeni kuwa kaxunow nafta wayaa Somaliland is a gone case and has no time for a failed country in mogadishu, where bombs and killings is the order of the day, Somaliland is a peaceful, stable country and they thank Allah for that

Reply
J 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Waad khaldantahay
Dal kaa goo ii .mayso
Laa kiin dowlad.niimadeedii.bay
Maa mulanaysaa.

Reply
Amina Mohamed 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Somaliland wey socotey ha laduro ama yaan la durin.
Safarkana haddii aanu Somaliland faaiido u lahayn cidi ma tagteen.
Nin aan dan ka laheyn kuma socasumeen.
Aduunyada nin kastaa dan ayuu leeyahay

Reply
Amina Boon 15/03/2022 - 5:07 Chiều

jamhuriyada aad shegeeysiid jmaco Somaliland ayaa fooldhaqa barteey

Reply
Canab Cali 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Reer somaliland ka jamac gallad ka degga qajeel ayuu iskiin garab tagay waliba u mahad naqa adiguna jamacow ha nagu foogan

Reply
Nasir Ahmed 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Daaroodku 1988kii waxa ay odhan jireen haddee hargaysa calan taagi mayso tii uunbaa ay taagan yihiin

Reply
Madhaafan TV 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Somali land waa dad tashaday maskax furan waxqabad badn hiil iyo dhiig leh nabd alle ugu deeqay alle ha u siyaadiyo nacabkoodna ha jabo

Reply
Mukhtaar Ismail 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Jaamacoow hore baa loo yidhi run sheeg waa ceeb sheeg markaasi iidoor runta ma jeclana ee been ugu sheekeena beentaasi masaariif sadaana waayo waxa la yidhi islaamoow run sheeg islaamoow run u qaadana xataa islaanimadooda ayaa laga shakisan yhyna waayo 30 ayay been iskugu sheekaynayaana malaha ma ogana in ay beentu xaaraan tahayna islaamka dhexdiisana

Reply
Adan Caalim 15/03/2022 - 5:07 Chiều

Jaamac gallad falaqaynta waftiga tiradooda iyo beelahooda si caadifadaysan baad sxb uga hadashay waayo badi dadka wada degaa way ka wada muuqdeen . Tusaale deegaanka DDS marka wax la qaybsanayo sida loo kala badan yahay baa lagu qaybsadaa beeshaada ayaana u badan dhinac walba hafana soomaalida kale sidaa aad cadifadaysan uma adeegsaan hadalka sidaada , markaa hadaad noqoto suxufi soomaaliyeed waa in aad isku daydaa dhexdhexaadka. Dee haddii kale bahshii qabyaalad ahay ee ina kala qobqobtay uun baad jeebka ku sidataa sidaad hadalkaaga u dhigayso.

Reply

Leave a Comment